Enrollment Open - Limited Spots Available

Full Stack Software Engineer

Noqo Full Stack Software Engineer

67.2 Hours of Content
Beginner Level
Hero

Daawo video-gan si aad u hesho xogta mentorship-ka oo dhameystiran.

Video-gan waxaan ku sharxeynaa wax walba oo aad u baahan tahay inaad ka ogaato barnaamijka mentorship-ka, annagoo ka jawaabi doona dhammaan su'aalaha la isweydiin karo.

Real-World Projects

Build production-grade applications that solve real business problems

Flexible Schedule

Learn at your own pace with flexible scheduling options

Career Support

Get help with job search, interviews, and career advancement

Sanadkii 2-aad
4.9/5 Rating

Ka bilow zero
ilaa aad ka noqoto
Full Stack Developer

The Fullstack Software Engineer Mentorship waa program aan ugu talagalnay in aan ku hormarino xirfadlayda soomaaliyeed oo aan soo saarno dhalinyaro Full Stack Developers ah.

Ka bilow zero
Uma baahnid in aad aqoon hore u leedahay programming-ka.
Uma baahnid in aad tahay arday IT
Uma baahnid in aad tahay arday IT ah ama aad barato kuliyadda IT-ga.
Support joogto ah
Team kuu heellan oo mar walba kaa caawin doona dhibaatooyinka ku soo wajaha.
Hal Package
Qaybta ugu fiican program-kan waa in uu ka bilowdo basics ilaa advanced, uma baahnid in aad ku dhex wareegto ilo kale.
300+
Students
95%
Success Rate
10+
Projects
Program Duration
12-18 Months
4.9/5
"
4-ta sano een jaamacada dhiganayay meel aanan isku dayin in aan programming-ka ka barto majirto lakin way ii suuro gali wayday, markaan programm-ka mentorship-ka dugsiiye kusoo biiray asbuucii 1-aad ayay wax walba igu cadaadeen.
Mustafe Hersi
Mustafe Hersi
Full Stack Developer @ Beko Somalia
10+
Projects Built
On-Demand
Assistance
100%
Online
Sababaha

Sababaha aan programmkan u aas aasnay

Waxaan Jira caqabado xoogan oo soo wajahaya qofka marka uu baranayo programming-ka.

Wadada Saxda ah

Caqabadaha ugu xoogan ee hada jira waxaa kamid ah in qofka markii uu isku dayo in barto programming-ka ay ku adagtahay in uu helo qof haga oo u sheega wadada saxda ah.

Wadada Saxda ah

Caqabadaha ugu xoogan ee hada jira waxaa kamid ah in qofka markii uu isku dayo in barto programming-ka ay ku adagtahay in uu helo qof haga oo u sheega wadada saxda ah.

Wadada Saxda ah

Caqabadaha ugu xoogan ee hada jira waxaa kamid ah in qofka markii uu isku dayo in barto programming-ka ay ku adagtahay in uu helo qof haga oo u sheega wadada saxda ah.

Wadada Saxda ah

Caqabadaha ugu xoogan ee hada jira waxaa kamid ah in qofka markii uu isku dayo in barto programming-ka ay ku adagtahay in uu helo qof haga oo u sheega wadada saxda ah.

Sabab

4 Sabab oo aad u baranysid Software Engineer!

Waxaa jira sababo badan oo aad u baranayso software engineering, halkan waxaan ku soo bandhigaynaa 4-ta ugu muhiimsan

Working as a Developer for a Company

In aad la shaqayso company taasi oo ah waxyaalaha ugu horeeya ee qofka ka saacidaya in uu xaliyo problems real world ah sidoo kalena hela high paying income sidoo kalena fahma sida suuqa uu u shaqeeyo.

Working as a Developer for a Company

In aad la shaqayso company taasi oo ah waxyaalaha ugu horeeya ee qofka ka saacidaya in uu xaliyo problems real world ah sidoo kalena hela high paying income sidoo kalena fahma sida suuqa uu u shaqeeyo.

Working as a Developer for a Company

In aad la shaqayso company taasi oo ah waxyaalaha ugu horeeya ee qofka ka saacidaya in uu xaliyo problems real world ah sidoo kalena hela high paying income sidoo kalena fahma sida suuqa uu u shaqeeyo.

Working as a Developer for a Company

In aad la shaqayso company taasi oo ah waxyaalaha ugu horeeya ee qofka ka saacidaya in uu xaliyo problems real world ah sidoo kalena hela high paying income sidoo kalena fahma sida suuqa uu u shaqeeyo.

Ku Baro Meel Walba

Sidee Loo Qaadanayaa Cashirada

Si tayada programmka loo xaqiijiyo sido kalena qof walba uu ku imaado xiligiisa uu firaqada helyo waxaan go'aansanay in cashirada la duubo oo qofka si seamlessly uu ku qaato.

Cashirada Duuban

Cashirada waxaa lagu duubayaa qaab interactive ah, section walba waxaa la socda exercises iyo notes si aad u hesho qaab video iyo qaab qoran.

Cashirada Duuban

Cashirada waxaa lagu duubayaa qaab interactive ah, section walba waxaa la socda exercises iyo notes si aad u hesho qaab video iyo qaab qoran.

Cashirada Duuban

Cashirada waxaa lagu duubayaa qaab interactive ah, section walba waxaa la socda exercises iyo notes si aad u hesho qaab video iyo qaab qoran.

Cashirada Duuban

Cashirada waxaa lagu duubayaa qaab interactive ah, section walba waxaa la socda exercises iyo notes si aad u hesho qaab video iyo qaab qoran.

Nidaamka Waxbarashada

Hab waxbarasho oo si fiican loogu habeeyay in aad si fudud wax ku barato

1

Daawo Cashirada

Ka faa'idayso cashirada video-ga ah ee si taxadar leh loo duubay.

1

Daawo Cashirada

Ka faa'idayso cashirada video-ga ah ee si taxadar leh loo duubay.

1

Daawo Cashirada

Ka faa'idayso cashirada video-ga ah ee si taxadar leh loo duubay.

1

Daawo Cashirada

Ka faa'idayso cashirada video-ga ah ee si taxadar leh loo duubay.

Success Stories

Hear from Our Students

Discover how our mentorship program has transformed careers and helped students achieve their dreams in tech.

4.9/5
Average Rating
300+
Student Mentored
95%
Completion Rate
85%
Job Placement
Leading tech initiatives
"Dugsiiye waa madal waxbarasho oo casri ah oo bixisa koorsooyin sare iyo hagid. Macallimiin khubaro ah iyo casharo tayo leh oo aduunka la jaanqaadaya ayaa ka dhigaya meesha ugu habboon ee lagu hormarin karo laguna baran karo xirfadaha casriga, sida software developementiga iwm."
Faarax Cabdulaahi Cali
Faarax Cabdulaahi Cali
Mentorship Program Student
Expanded tech expertise
"Aad ayan ugu qanacsanahay dadaalka layaabka leh oo ay nala garab taaganyihiin macalin hamuuda iyo dhamman teamka support-ga. Courses badan oo maraykan iyo india-ba waa soo maray, waxaa aan kula kulmay dugsiiye waa qaab ka duwan qaababka kale."
Khalid Maalin
Khalid Maalin
IT Professional
Successfully transitioned to tech
"Waxyaalaha aan marnaba ilaabaynin ayaa waxay tahay in aan marnaba ilaabaynin in nalaga dhigay milkiilayaasha dugsiiye. Dugsiiye waxa kaliya oon ku arkay waxa weeye inaad si dhab ah oo kala danbeyn leh oo isla xisaabtan leh aan wax ugu bartay."
Ayaan Jaamac
Ayaan Jaamac
Mentorship Program Student
Leading tech initiatives
"Waxaan nasiib u yeeshay inaan ku soo biiro barnaamijka mentorship-ka. Barnaamijkan wuxuu ii noqday waddo cad oo ii suuragaliyay inaan ogaado halka aan ka bilaabi lahaa barashada full stack software engineering."
Nasro Muse
Nasro Muse
Lead Mentorship Program
Trainer at Maan Baahiye
"aqiiqatan, Dugsiiye marka laga hadlayo aniga nolosheyda kaalin weyn ayuu ku leeyahay. Waxyaabaha waxbarashadeyda aan wax ku baranayey iyo hadda inta yar oo aan jaamacadda ku jiro, wax aanan ka faa'iidin ayaan Dugsiiye ka faa'iiday. Aniga oo Form 2 ah ayaan kusoo biiray website-ka Dugsiiye, indhahana ayaa ii furmay waxyaabo badan oo aanan af Soomaali ku heli jirin in aan af Soomaali ku helo. Hadda aniga ayaa ah trainer oo dad badan ayaan tababaray. Mahaddaasi waxaa iska leh team-ka Dugsiiye."
Abubakar
Abubakar
Trainer
Now working as Full Stack Developer
"4-ta sano een jaamacada dhiganayay meel aanan isku dayin in aan programming-ka ka barto majirto lakin way ii suuro gali wayday. Markaan programm-ka mentorship-ka dugsiiye kusoo biiray asbuucii 1-aad ayay wax walba igu cadaadeen iyo meesha aan hiigsan doono."
Mustafe Hersi
Mustafe Hersi
Full Stack Developer at Beko
Successfully transitioned to tech
"Semester 3 anigo ah ayaan qaatay javascript waan fahmi waayay magaalada dhan waan baaray meel aan ka barto javascript , waxaan helay in dugsiiye uu bixiyo programming-ka , markaa saas ugu soo biiray saan u fahmay javascript inaba caadi mahayn , cashir walba iyo resources-kiisa wuu wataa , cashir walba clear ayuu ahaa wuu kala baxsanaa , course-kaas kaliya maahan courses kalena waa ka qaatay al xamdulilah hada dhanka programming-ka aad ayaan ugu wanaagsanhahay."
Istar
Istar
Mentorship Program Student
Leadership and teamwork skills
"Intii aan ku jiray barnaamijka Mentorship-ka ee Dugsiiye, waxaan bartay xirfado muhiim ah sida Communions, Teamwork, iyo isticmaalka aaladaha casriga ah ee Software development. Barnaamijku wuxuu ii abuuray yool cad, faham qoto dheer, iyo waddo aan si joogto ah ugu horumariyo xirfadahayga Software development."
Mohamed Abdirahim Mohamed
Mohamed Abdirahim Mohamed
Mentorship Program Student
Success Student
"Mentor ka dugsiiye si dan ugu soo biiray wax badan aa iska kee bedelay waxan barta collaborations css html iyo js oo aan hadeer projects ku dhisi karo. Waxaan aad ugu amana caawinada joogtada ah, talada iyo ka war qabka. Aad ayaad ugu mhdsntihiin team dugsiiye gaar ahaan ustaad maxamuud cusman xamuudi."
Hawa muhumed ali
Hawa muhumed ali
Mentorship Program Student
Developer
"2021 ayaan kuso biiray dugsiiye dhowr courses ayaan ka qaatay webiste-ka , courseka indhaha ii furay wuxu ahaa course-ka Php for professionals , 3 bil guduheeda ayaan systemkay-ga igu horeeyay ku dhisay lacag fiicana waa ka qabtay , cilmiga aan dugsiiye ka faa'iday cilmi aan soo koobi karo maahan , 100% hada course-kaais qaadatid resouces kale xitaa uma baahnaysid."
 Muscab gaafow
Muscab gaafow
Developer
x
Felixable Payment Plans

Invest in Your Future

Choose the plan that best fits your learning goals and budget

40%OFF
$79

Monthly Plan - 30 days access

$47.4 /month
$47 per month
One Month of Full Access
One Month of Full Access
One Month of Full Access
One Month of Full Access
One Month of Full Access
40%OFF
$79

Monthly Plan - 30 days access

$47.4 /month
$47 per month
One Month of Full Access
One Month of Full Access
One Month of Full Access
One Month of Full Access
One Month of Full Access
40%OFF
$79

Monthly Plan - 30 days access

$47.4 /month
$47 per month
One Month of Full Access
One Month of Full Access
One Month of Full Access
One Month of Full Access
One Month of Full Access

Need a Custom Plan?

Contact us to discuss custom arrangements for teams or special requirements

FAQ

Frequently Asked Questions

Find answers to the most common questions about Dugsiiye.

Website-ka Dugsiiye waa bog lagu barto cilmiga IT-ga, gaar ahaan Web Development, Mobile Development, AI, Graphic Design, iyo Video Motion. Sidoo kale, waxa uu bixiyaa barnaamij dhameystiran (comprehensive program) oo lagu baranayo Full Stack Web, Mobile, iyo AI Powered Apps.
Dhammaan koorsooyinka ku jira Website-ka waa lifetime access — waligood kama xirmayaan. Waqtiga aad rabto ayaad dib ugu soo laaban kartaa. Marka laga reebo mentorship-ka, waxaad access u leedahay muddo laba sano ah (2 sano) oo dhameystiran.
Haa (Absolutely). Marka aad iska diiwaan geliso koorsada, waxaa lagu darayaa group WhatsApp ah oo ay ku jiraan dhammaan asxaabta koorsada kula qaadaneyso. Halkaas waxa kale oo ku jira macalinka koorsada, si aad toos ula hadli karto — qoraal, wicitaan, ama codba.
Lacagaha waxaad ku bixin kartaa si toos ah taleefankaaga gacanta adiga oo isticmaalaya EVC-Plus, Zaad Service, ama Sahal. Haddii aad joogto meel ka baxsan Soomaaliya, waxaad sidoo kale isticmaali kartaa credit ama debit card, midka aad heli karto.
Haa. Markaad dhameyso koorsada, waxa aad heli doontaa shahaado rasmi ah (official certificate) caddeyneysa in aad si rasmi ah u dhameysay casharradii loogu talagalay. Taasi waxay kuu fududeynaysaa in aad xirfaddaada kor u qaaddo ama CV-gaaga ku darto.

Ma helin jawaabtii aad raadineysay?

Haddii aad qabto su'aalo dheeraad ah, waad nala soo xiriiri kartaa wakhti kasta.

LogoLogo

Transforming tech education for Somali learners—Ku baro barnaamijyada Coding-ka Iyo IT-ga (Af-Soomaali).

Quick Links

Full-Stack Software Engineer Mentorship (Af-Soomaali)

Learn full-stack development—from front-end to AI—while receiving direct mentorship, Somali-taught lessons, and real-world projects.

© 2025 Dugsiiye. All rights reserved.

Proudly Engineered with in Somalia